Qoysas Kunool Kaamka Mubaarak Magaaladaa Beledweyne oo Codsaday in Gurmad Lagaarsiiyo

0
68

Jowhar- (Isnaay Radio) Qoysaskaan oo ka soo baracakay tulooyinka ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray kaamka mubaarik oo ku yaalo Xaafadda Hoolwadaag ee magalada Baladweyne .

Dadkaan ayaa ahaay xoolo dhaqato iyo beraleey ay saameysay abaartii soo martay dalka kuwaas oo aan heysan hooy cunto iyo biyo.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here