Dhallinyarada Jowhar oo Wada Qorshe lagu Hormarinayo Waxbarashada Gobolka.

0
74

Jowhar- (Isnaay Radio) Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool Magaalada Jowhar Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Ayaa wado Dadaallo lagu saramarinayo Waxbarashada Ubadka ku nool Deegaannada Gobolka shabeellaha dhexe si jahliga looga saaro islmarkaane ay u Anfacaan Naftooda iyo tan Qoyskooda Intaba.

Aqooyihaan Abdirahman Mohamud Ahmed oo Lahadlay Isnaay Radio ayaa Sheegay in Olole Wacyigelin ah oo lasameeyay ay Suurtagelisay in lasiyaadiyo Ubadka aada Dugsiyada Waxbarashada.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwali Ahmed Hiloowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here