Qiimaha Qudaarta Lagu Iibiyo Suuqyada Jowhar oo Sara Ukac Ku yimid.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalmihii ugu dambeyay waxaa sare ukac xoogan laga dareemayay suuqayada lagu iibiyo qudaarta nuucyadeeda kala duwan ee magalada jowhar ee casamida dowlad gobaledka hirshabeelle Taasi oo ay ganacsatada iibisa qudaarta ku sheegen Wadooyinka beeraha in ay galeen biyo Waxaana adag in qudaarta laga soosaaro.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here