Qaramada midoobay oo ka deyrineysa Xaalada Gaza

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Heyadaha gargaarka ee caalamiga ayaa weli dalbanaya in gargaarka degdegga loogu baahan yahay loo ogolaado inuu gaaro Gaz iyadoo boqolal gawaarida xamuulka oo sahay sida ay sugayaan ogolaashihii ay kaga gudbi lahaayeen Rafah.

Heyadaha Q.M ayaa shegay in dhulkaasi ay masiibo ka soo socoto maadama ay haystan biyo, koronto iyo shidaal aan ka badneyn in ay sii isticmaali karaan 24 saac.

cuntada keydka waxay ku dhammaan kartaa 4 ilaa 5 maalmood. Dadka ku nool Khan Yunis ee koonfurta Gaza way labo laabmeen maadama ay boqolaal kun ka soo qaxeen waqooyig Gaza.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here