Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka Digay Xanuunada ka Dhalan kara goobaha ay biyuhu fariistan.

0
103

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhaqaatiirta Magaalada Kismaayo ayaa ka digay qataro ka dhalankaro roobabka dadaadka wato ee la filayo in ay kada,aan dalka gaar ahaan Magaalada Kismaayo ee Maamul Goboleedka jubbaland.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here