Bulshada Xaafadda Hanti-Wadaag oo looga Digay in Qashinka lagu shubo Wadooyinka.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalmahan Waxaa magaalada Jowhar ka socda howlo nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda caasimadda hirshabeelle ee Jowhar Waxana afarta xaafadood ee magaalada Jowhar la socda olole nadafadeed oo iska kaashanayan bulshada iyo maamulka xaafadaasi.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here