Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka baddan laba boqol oo qoys oo kasoo barakacay deegaanka basro iyo tuulooyinka ku xeeran ayaa soo garaay todobaadyadii ugu danbeeyay degamada balscad ee G/Sh/Dhexe,iyadoo maamulka Degmada balcad uu dib udajin ugu sameeyay kaam cusub oo dadkan ay degaan.
Waxaa Soo jeedineysa : Maryama Shiikh cabdi.