Maalinta Cuntada Adduunka Oo Maanta Dunida laga xusayo

0
122

Jowhar (Radio Isnaay) Maalinta cuntada aduunka waa maalin caalami ah oo sanad walba caalamka laga xuso 16-ka October si loo xuso maalintii la aas aasay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha iyo beeraha sanadkii 1945-tii, waxaana maalintan si weyn u xusay hay’ado kale oo badan oo daneeya gaajada iyo sugnaanta cuntada oo ay ka mid yihiin Barnaamijka Cunnada Adduunka, Ururka Caafimaadka Adduunka iyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan Maalintan waxaa soo jeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here