Ganacsatada Jowhar oo Sheegay in uu Sare Ukacay qiimaha Maciishada.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qiimaha la iibiyo Rashiinka Qutul daruuriga ee Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa Sare ukac laga dareemaya Sababo laxiriira koror ku yimid gadiidka jowhar keena rashiinka noocyadiisa kala duwan.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here