Shax Laga Sameeyay Saxiixyada Ugu Xun Ee Suuqii Xagaaga Ku Biiray Kooxaha Premier League

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa lagu jiraa fasax xulalka waxana dib loo qiimeeyay saxiixyadii ay sameeyeen kooxaha premier League.

Kooxaha premier Legaue ayaa sameeyay saxiixyo badan intii uu furnaa suuqii xagaaga ee la soo dhaafay.

Kadib markii la ciyaaray 8 kulan oo horyaalka ah waxa la qiimeeyay saxiixyadii ay kooxuhu sameeyeen.

Shabakada Whoscored ayaa soo saaray shax laga sameeyay saxiixyada ugu ugu xun ee ay sameeyeen kooxaha premier League.

Kooxda Premier League ku soo laabatay ee Burnley ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig.

Kooxaha Arsenal, Sheffield, Everton, Brentfotd, Bournemouth iyo Fulham ayaa dhinacooda shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here