Qoysas Ka Soo Barakacay Fatahaadaha Wabiga oo Jowhar Soo Gaaray.

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacyaashan oo ku nool duleedka Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa xiligan daruufo adag oo dhanka nolosha ku wajahaya Kaamamka ku yaala Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here