Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu wareejiyay gurigiisa oo laga heystay 32 sano.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Suleeymaan Fargax ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey gurigiisa oo inkabadan 30 sano u hayey Maxamed Diiriye oo kamid ah bulshada kunool degmadaasi.

waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here