Maamulka Hey’adda IMC Ee Jowhar oo ka Warbixiyay Xaalada Cisbitaalka Hooyada Iyo Dhalaanka.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalkan Hooyada iyo dhalaan ee Hey’adda IMC ee Magaalada jowhar ayaa ah isbitaal  kaliya ee hooyada iyo dhalaanka ee G/SH/Dhexe oo si lacag la,aan ah loogu dabiibo bukaanada gaar ahaan hooyada iyo Carruurta, inkastoo uu jiro isbitaal gobaleedka gobolka sh/ Dhexe oo isna bukaanada caadiga lagu dabiibo.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here