WARARKA Baladweyne Oo laga Bilaabay in Dadka Qur’aanka lagu baro hab Online ah. By admin - October 13, 2023 0 151 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdirisaaq Yuusuf Hagar oo kamid ah macalimiinta Magaalada Baladweyne ayaa baraha bulshada ka bilaabay inuu ardayda ku baro si online ah Qur’aanka kariimka iyo kitaabada cilmiga. Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/10/WARBIXIN-QUR-ANKA-ONLINE-BY-ZAKI-.mp3 Share this:FacebookX