Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka hirgelisay xarun loogu tala galey in lagu xanaaneeyo carruurta da’dooda ka yar tahay lixda sano.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.