Xaalad Daawo Yari Ah oo soo Wajahday Xarumaha Caafimaad ee deegaanka Xawaadleey.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 20 qof oo iskugu jira dad waaweyn iyo Caruurba ayaa la ildaran xanuunka shuban biyoodka kuwaasi oo an wali heli gargaar cafimaad.

Xiliyada kuleelka ay bilowdan Waxaa dilaca xanuunka shuban biyoodka oo saameyn Lixaad leh ku yeesha dadka dagan deegaanada hoosyimada Magaalada Jowahar.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here