Maalinta Boostada Adduunka Oo Maanta Laga Xusayo Caalamka.

0
75

Jowhar- (Isnaay Radio) Maalinta Boostada Adduunka 9 Bisha Ocober 2023 waa dabbaaldegga sannadlaha ah oo loo aqoonsanaya muhiimadda ay adeegyada boostada u leeyihiin nolosheena iyo doorka ay ka ciyaaraan isku xirka dadka iyo bulshooyinka adduunka oo dhan.

Maalinta Boostada Adduunka ayaa sanad walba la xusaa Oktoobar 9-keeda, iyadoo lagu xusayo aasaaska Ururka Boostada Adduunka (UPU) 1874-kii. 2023,

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here