Haweenka Jowhar Oo Fursado Shaqo ka Helay iibinta Cuntooyinka Fud Fudud.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Xamdi Adan Maxamed waa  hooyo  xaas ah  oo caruur heysato   kuna  nool Magaalada jowhar , In ka baddan laba bilood  ayey ku dhiiratay inaay dhaqaalo ka sameeyso   iibinta  macmacaanada fud fud iyo raashiinka dalabka  ee loo isticmalo Xafladaha qalin jabinta , Aroosyada  iyo dhalashooyinka  intaba.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here