Carwada Bandhigga Kheyraadka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Jowhar lagu qabtay.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Carwada Bandhigga Qeyraadka Gobolkan Shabeellaha Dhexe oo ay soo Qabanqaabiyeen 10ka Iskaashatada Beeraleeyda ee Gobolka ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Waxaana kasoo qeybgalay 10iskaashato beeraleey ee kadhisan Jowhar, Madaxda Bangiyada Dahabshiil iyo Salaam somali bank, Hal Abuuro Ganacsi, Madaxda Gobolka iyo Mas,uuliyiin kasocda Maamulka Hirshabeelle.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here