Xaalad dhanka nolosha ah oo soo Wajahday Barakacyaal ku nool Caabudwaaq.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadkan ayaa kasoo barakacay abaaro galaaftay xoolihii ay lahaayeen kuwaas oo  isgu jiro qaar cusub iyo qaar in mudo ah  ku noolaa  kaamka Najax oo ka mid ah kamamka hoostaga Degmada Caabudwaaq  ee Gobalka Galgaduud.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here