Kulan looga hadlayay Qataraha fatahaada oo Jowhar lagu qabtay.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa  qabatay Kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii looga feejignaan lahaa khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha kuwaasi oo saameyn ku yeesha dadka ku nool deegaanada maamulka Hirshabelle.

Waxaa Soo Jeedinaya Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here