Maalinta Macalimiinta Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Dunida.

0
97

Jowhar- (Isnaay Radio)- Sannadka 2023, dabbaaldegga Maalinta Macallinka Adduunka ayaa diiradda lagu saaray  Mawduuca “Macallimiinta aan u baahanahay waxbarashada aan rabno: Waajibka caalamiga ah ee wax ka beddelka yaraanta Macallinka”.

Maalinta Macallinka Adduunka waa maalin caalami ah oo sanad walba la qabto 5ta Oktoobar si loogu xuso shaqada Macalimiinta.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed Nuur Xuseen Tarsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here