Xaflad Lagu Dhiirigalinayay Arday ka Qalin Jabisay Machadka Shaqaalaha Oo Lagu qabtay Hargeysa.

0
109

Jowhar- (Isnaay Radio) Magaalada Hargayso ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabadda ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday machadka Shaqaalah maamalka Somaliland islamarkaane ka baxay kuliyadaha kale duwan ee machadka

Agaasimaha fulinta ee machadka shaqalaha maamulka soomalind cumar iidle ayaa kawarmaya marxaladiihii ay soomareen ardayda qalinjabisay.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdifitah Ahmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here