Maamulka Dhuusamareeb oo mideeyay Shirkadaha ka shaqeeya nadaafadda.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qabtay munaasabad lagu mideynayey shirkada kala duwan ee ka shaqeeya nadaafada magaalda Dhuusamreeb waxaana dib u eegis ka dib masuuliyadda nadaafadda Magaalada iyo qashin qaadkeeda ku wareejiyay hal shirkad oo lagu magacaabo Amiira.

Company Amiira ayaa ka shaqeyn doonta dardargelinta shaqooyinka nadaafadda Magaalada dhuusamareeb.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here