Xaalad dhanka Nolosha ah oo soo wajahday Barakacyaal ku nool Baydhabo.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayaashan Cusub ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Degmooyinka Waajid iyo Rabdhuure Oo ka tirsan Gobolka Bokool iyo Deegaana ka tirsan Gobolka Baay kuwaas oo siyaaba kala duwan uga soo barakaceen oo ay kow ka tahay Daruufo dhanka nolosha ah iyagoo Baydhabo u soo raadsaday Nolol midi hore dhaanta.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here