Talaalka Cudurka Dabeysha oo laga Daah furay Muqdisho.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee agaasinka caafimaadka gobalka Banaadir DR Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta xarunta caafimaadka ee degmada Xamar jajab ka daah furay talaalka cudurka dabeysha ee caruurta ka yar afarta sano , waxana uu socon doonaa muddo afar maalin ah si ay uga faaiidaystaan caruurta.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here