Maalinta Deegaanka oo Maanta laga Xusayo dunida.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta deegaanka adduunka ayaa la xusaa maalinta Isniinta ee ugu horreysa bisha Oktoobar sannad kasta, waxaana Qaramada Midoobay u aqoonsatay inay ka tarjumeyso xaaladda magaalooyinka iyo xuquuqda aasaasiga ah ee dhammaan inay helaan hoy ku filan.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here