Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle oo Digniino kasoo Saartay Duufaano laga Cabsi qabo in Ay dhacaan.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle ayaa digniino kasoo saartay Cabsi laga qabo Duufaanno iyo Fatahaado kadhaca Dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle Cabdifitaax Maxamed Yussuf oo Shirjaraaid kuqabtay Xafiiska Wasaaradda ayaa Bulshada Deegaannada Hirshabelle uga digay Halista iyo Cabsida Laga qabo Fatahaado iyo Daadad uu Sameeyo Wabiga Shabeelle.

Warbixintaan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here