Kulan Looga Hadlayay Dhibaatada Fatahaadaha Wabiga Oo Lagu Qabtay Jowhar.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan oo ay Goob joog ahaayeen Guddoomiyayaasha Afarta Xaafadood ee Magaalada Jowhar ayaa diiradda lagu saarayay Sidii Bulshada Jowhar loogu wacyigelin lahaa Nadaafadda iyo furista Wadooyinka Xiran.

Duqa Magaalada Jowhar Maxamuud Hassan Bariise ayaa kula Dardaarmay Guddoomiyayaasha Afarta Xaafadood in ay Bulshada kuwacyigeliyaan Qatarta Kadhalan karta Nadaafadda darada iyo cabsida laga qabo fatahaado uu sameeyo Wabiga Shabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifitah Ahmed Macloow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here