Ururka Haweenka Shabeellaha dhexe oo ka hadlay khatarta Duufaanta El-nino.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha  Ururka Haweenka G/Sh/Dhexe Madiino Cadoow ayaa Sheegtay inaay jiraan Cabsi xoogan oo laga qabo in Soomaaliya gaar ahaan koonfurta soomaaliya  inaay ka da,aan Roobab Dabeylo wato ,taas oo u baahan in laqaato fariimha iyo digniina ay laga helaayo hey,addaha iyo Wasaaraddaha ka jira G/Sh/Dhexe.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here