Beeralayda Baay Oo Loogu baaqey in ay ka Feejignaadaan daadadka Laga Cabsi qabo

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Hay’adda maareynta Musiboyinka Qaranka ee SODMA horey u soo saartey Digniin ku aadan Cabsi xoogan oo laga muujinayo fatahaado iyo daadad laga yaabo in ay ka dhashaan roob ka badan cadadkii la filayey ee xilli Roobadka dayrta, taas oo keeyntay isbadalka cimilada ee El-Niño.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here