Hay’adda SOS Oo Deeq Lacaged Gaarsiisay Qoysas ku Nool Kaamka Dur dur ee Magaalada Burco.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Deeqdan lacageed ayaa loogu tala galay in barakacayaashan ay ku sameeystaan ganacsi iyo ineey ku iibsadaan waxyaabaha aas-aasiga u ah noloshooda.In ka badan 50 qoys ayaa Hay’adda SOS ay gaarsiisay  Deeq lacaged oo Dhan 22,500 Oo Dollar kuwaas oo ahaa qoysas barakacayaal ah oo ku nool kaamka durdur oo ku yaal magaalada burco.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here