Madaxweynaha Soomaaliya oo Muslimiinta ugu hambalyey xuska dhalashada Nabigeena Maxamad NNKH

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here