Sergio Reguilón Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Man United.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka ayaa sheegaya in xiddiga Sergio Reguilón uu doonayo in uu sii joogo kooxda Man United isla markaas si toos ah ugu biiro Kooxda.

Sergio Reguilón ayaa qaab amaah ah ugu biiray Man United suuqii xagaaga iyada ku dhibaatoonaysay dhaawacyo ka soo gaadhay xiddigaha ka ciyaarayay booskaas.

Sida ay sheegayaan wararku Xiddiga Sergio Reguilón ayaa doonaya in uu sii joogo kooxda Man United isla markaas si toos ah ugu biiro kooxda.

Xiddiga Sergio Reguilón ayaa ciyaaray 3 kulan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan waxana uu ku soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here