Jowhar ( Radio Isnaay ) –Nabadoon Macaani Xasan Jaaki oo ka mid ah Nabadoona Gobalka Sh/ dhxe ayaa ka codsaday Dowlada Dhexe iyo Dowlada Hirshabelle in laga Mabnuuco dalka bacda dhibaatada ku heeysa dalka ,dadka iyo xoolahaba.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi