Jowhar ( Radio Isnaay ) –Ololahan Nadaafadeed oo ay iska kaashadeen Shacabka xaafadda Calanley iyo Dowlada Hoose ee Magaalada Kismaayo ayaa laga sameeyey Xeebta Calanley iyo qeybo kamid ah wadooyiinka magaaladaasi.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.