Jowhar ( Radio Isnaay ) – Barkacayaasha ku nool kaamka Alcadaala oo ku yaal duleedka xafada Horseed ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa wajahaya xaalado nolol xumo oo soo foodsaartay Kuwaasi oo noloshooda ay ku tiirsaneyd Xoolo dhaqashada & beereha waxaana saameyn ku yeeshay abaraaha ka jira dalka.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi