Maamulka Gobolka Sh/dhexe Oo Dhalinyarada Ugu Baaqay In Ay Bartaan Xirfadaha

0
45

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Gudoomiayah maamulka gobolka shabellaha dhexe axmed meyre makaraan oo la hadlayay dhalinyarada  gobolkan shabellaha dhexe ayaa ugu baaqay in dhalinyarada Jaamacahadaha ka bartaan xirfadaha shaqo si ay u noqdaan kuwa ayaga loo shaqeyo islamarkaana maareeyan nolshooda.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya :- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here