Bulshada Magaalada Jowhar oo Looga Digay Halista Cudurka Shubanbiyoodka.

0
62

 Jowhar ( Radio Isnaay ) – Dad Ku sugan deegaano hoosyimaada Magalada Jowhar ee Caasimada Hirshable ayaa Xiliyada qaar ka Cawdo Cuduro ay ka mid yihiin shubanka Biyoodka  , tiifowga , Jadeecada iyo Xanuuno  kale  Ayaa Arintaasi waxaa ka digay dhaqaatiirta degmada Jowhar iyaga oo isu xilqaamay in ay Caawiyaan Dadka masaakiinta ah ee ku nool miiga Kuwaasi oo xiliyada qaar la kulma cuduro halis ah .

 

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here