Waalidiinta Magaalada Jowhar Oo Loogu Baaqay in ay la Socdaan waxbarashada Carruurtooda.

0
73

Jowhar ( Radio Isnaay ) –   Magaalada jowhar ee Caasimada Hirshabeelle  waxa ku yaal o dugsiyo badan kuwaasi oo qaarkoood si gaar ah loo leeyahay halka qaarne ay gacanta ku heyso Wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Hirshabeelle islmarkaane lacag aan laga qaadin Carruurta wax ka barata dugsiyadaasi .

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya  : – Abdiweli Ahmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here