Ganacsato ku hanti Beeshay dabkii Dhawaan ka kacay Jowhar Oo Codsaday In la Caawiyo.

0
79

Jowhar ( Radio Isnaay ) –   Qaar kamid ah dadkii dhawaan ku hanti belay  masiibadii dabka eheyd ee ka  dhacday 28kii bishii hore  magaalada jowhar ayey ka codsadeen maamulka iyo muxsiniinta in loo dhiso goobahii ka gubtay  .

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedineysa : – Maryama Sheikh cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here