Hirshabeelle oo howlo dayactir ah ka bilowday kanaalka Biyaha Cali shoobare.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka hirshabelle Ayaa mudooyinkii dambe qeyb weyn Ka qaadanayay Caawinta Beeraleyda Magaalada Jowhar ayaga oo gacan weyn Ka geestay sida kanaalaha biyaha.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here