Kulan Looga Hadlaayay Qataraha Fatahaada & Dabeylaha oo lagu qabatay Magaalada kismaayo .

0
84

Jowhar ( Radio Isnaay ) –   Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboledka Jubbalanda ayaa  qabatay Kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii looga feejignaan lahaa khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha kuwaasi oo saameyn ku yeesha dadka ku nool deegaanada maamulka Jubbaland .

Warbixintaana Waxaa Inoo Soojedinaayo : – Abdiweli Ahmed Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here