Shir looga hadlayo barnaamijka Xalka waara oo laga furay Magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubbaland .

0
37

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa maanta waxaa ka furmay shir ay soo agaasintay Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland.

 

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedineysa : – Xaliima Cali Ibrahim

liima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here