Kulan  Looga Hadlaayay  Sanad guuradii 75-aad  ee Xuquuqda Aadanaha oo Lagu Qabatay Magaalada Jowhar.

0
45

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Munaasabadan  oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Aadanahan maamulka Hirshabeelle  ayaa lagu  qabatay Magaalada jowhar, taas oo lagu xusayay sanadguuradii 75-aad ee ka soo Wareegtay markii loo asteeyay  ilaalinta xuquuqda Aadanaha.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here