Hay’adda SoDMA oo Dowladda Qatar kala wareegtay Gargaar mucaawino ah.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadd oo ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle waxa uu dowladda Qatar kala wareegay deeq Gargaar mucaawino ah oo ka kooban 150 tan oo timir ah.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here