Beeraleyda Jowhar oo Bilaabay in ay Tacbaan dalagyo kala duwan.

0
96

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Magalada Jowhar waxaa ay xiligaan isku diyaarinayaan Tacbashada dhulbeeredka oo sanad walba lagu beero Dalagayada noocyadiisa kala duwan.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here