Waxbarashada Heerka Labaad Ee Machadka Shaqaalaha Oo Laga Daahfuray Magaalada Burco.

0
57

Jowhar ( Radio Isnaay ) –Magaalada Burco ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Waxbarashada Heerka Labaad ee Machadka Shaqaalaha Xaruntiisa Gobolada Bari ee Maamulka Somaaliland waxaana munaasbada ka qeybgalay masuuliyiin Waxbarashada , aqoonyahano , & qeybaha kala duban ee bulshada.

Warbixintaan Waxaan Inoo Soojedinaya : Abdiweli Ahmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here