Mashruuc Lagu Horumarinaayo Nidaamka Cuntada dalka oo Ka Furmay Dhuusamareeb.

0
58

Jowhar ( Radio Isnaay ) –Mashruucaan oo hadafka laga leeyahay ay tahay sidii dalka loogu Horumarin lahaa nidaamka cuntada Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa iska kaashanaya wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo beeraha dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug kaas oo looga faa’ideysan doona Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Deegaankaasi.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya : Maxamed Nuur Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here