Jowhar ( Radio Isnaay ) –Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka jubba- land C/wahaab Axmed Cismaan oo ka hadlay kulanka dhameystirka wadada xiriisisa , Degmooyinka kismaayo afmadoow iyo bu,ale waxa uu sheegtay in ay muhiin tahay in la sameeyo qorshe lagau hirgalinayo adeegyada iskaa waxuqabso ah .
Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedneysa : Maryama Sheikh Cabdi